Ciyaartoy.com

Gabdho Soomaali ah oo ku guuleystay tartan kubad oo ka dhacay Sweden
Gabdho Soomaali ah oo ku guuleystay tartan kubad oo ka dhacay Sweden

Tartankan oo sanadkasta bisha May la qabto ayaa waxaa sanadkani loo qabtay Siddeed kooxood (8) iyadoo kaalinta Saddexaad ay gashay kooxda ABF SKOLAN oo kasocotay Gothenburg.

Ifraax Daahir oo ka mid ah kooxda ABF ayaa shabakadda Calanka u sheegtay in kooxdooda ay ka guuleysteen kooxda lagu magacaabo Cubus oo ay kasoo talaabsadeen.

Ifraax ayaa intaasi ku dartay in kooxda Studum ay gashay kaalinta koowaad,halka kooxda Lernia ay kaalinta Labaad gashay,iyadoo kooxda ABF oo ka soo baxday kooxo adag ay gashay kaalinta Saddexaad.

Sikastaba tartankan oo saddexda kooxood ee kaalimaha ugu horreeya gala la gudoonsiiyo abaalmarino ayaa kooxda ABF ku guuleysatay koob iyo abaalmarino qaali ah.

Mustafa Xasan Cali

Tafaftiraha Calanka

Mustafaxasan737@hotmail.com

Arday Ku Ciyaareysa Magaca Xulka Qarankeenna Oo Guullo Kasoo Hooyey Tartan Ka Soconaya Dalka Turkiga
Arday Ku Ciyaareysa Magaca Xulka Qarankeenna Oo Guullo Kasoo Hooyey Tartan Ka Soconaya Dalka Turkiga

Magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga ayaa waxaa ka soconaya tartan kubadda Cagta oo ay ka qeybgalayaan Arday kala meteleysa ilaa 40 Dowladood ayadoo Ardayda ku ciyaareysa magaca Xulka Qaranka Soomaaliyana ay tartankaasi guullo la taaban karo kasoo hooyeen.

Tartankan oo ah mid lagu dhiiragelinayo Ardayda ayaa Ciyaartooyda Ardayda Xulka Qaranka Soomaaliya waxay kaga jiraan kaalinta Seddexaad ayagoo Ciyaartii ugu dambeysayna ka adkaaday Ciyaartooyda Ardayda Dalka Turkuminstaan.

Tani waxa ay qeyb ka tahay sida ay Ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan Dalka Walaalaha Turkiga ay uga dhexmuuqdaan tartan walbo oo ardayda loo qabto ayaga oo horeyna wacdarro ka dhigay tartan lagusoo Bandhigayey Hidaha iyo Dhaqanka.

Xigasho: Radio Muqdisho

Tartan dhallinyarada lagu wacyigelinayo oo Boosaaso ka socda
Tartan dhallinyarada lagu wacyigelinayo oo Boosaaso ka socda

Garoonka kubbadda cagta Bandar-qaasim ee magaalada Boosaaso waxaa si xiiso leh uga socda tartan kubbadda cagta ah oo dhallinyarada looga wacyigelinayo burcad badeednimada, waxaana tartanka ka qeybgaleysa 14 koox.

Guddoomiyaha dhallinyarada iyo cayaaraha ee gobolka Bari, Mustafa Majacase oo idaacadda Bar-kulan u sheegay in tartanka ay ka qeybgaleyso 280 cayaartoy, ujeedkiisana uu yahay in laga wacyigeliyo inay ku biiraan kooxda burcad badeedda.

Kulamadii ugu dambeeyay waxay koox ku cayaareysay magaca Carmo ay barbarro 1-1 ah la gashay koox ku cayaareysay magaca degmada Qandala, halka koox magaca Biro ku cayaaraysay ay 3-1 kaga badisay Galgalo.

Tartanka waxaa la soo gabagabeyn doonaa 3-da bisha June ee soo socota.

Xigasho: Bar-kulan

Beled-weyne oo 3-2 kaga adkaatay Guri-ceel
Beled-weyne oo 3-2 kaga adkaatay Guri-ceel

Degmada Beled-weyne ee gobalka Hiiraan ayaa 3-2 kaga adkaatay cayaar

saaxiibtinimo oo kubada cagta ah oo ay kala hortageen degmada Guri

Ceel ee gobalka Galgaduud ee dariska la ah.

Cayaartan saaxiibtinimo ayaa ahayd tii ugu horeysay ee wiilasha kubada

cagta ee labada degmno ay isaga hor yimaadaan muddo 3 sanadood ah oo

gobalka Hiiraan uu ka talinayay maamulkii Ururka Al-shabaab waxaana

mudadaas kubada cagta ay mamnuuc ka ahayd gobalka oo dhan.

Cayaarta saaxiibtinimo ee labada degmo dhex martay ayaa 5-tii bishan

waxaa ay ka dhacday degmada Guriceel waxaana garsoore ka ahaa Cali

xasan Beyle oo ka mid ahaa dhalinyaro bishii hore tababar garsoorenimo

ku qaatay Magaalada gaalkacyo ee Galmudug.

Tababarkaasi waxaa uu qeyb ka ahaa barnaamijka horumarinta kubada

cagta gobalada ee xiriirka Soomaaliyeed uu wado.

Guddoomiyaha xiriirka kubada cagta ee gobalka Galgaduud ahna masuulka

xiriirka Soomaaliyeed ugu qaabilsan zone-ka sadexda gobalka ee

Shabelaha Dhexe, Hiiraan iyo Galgaduud Cabdirashiid Aadan Rooble (Shig

Shigow) oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in wafdiga gobalka Hiiraan

si fiican loogusoo dhaweeyay deegaanka uuna ku faraxsan yahay in

degmadiisu noqotay degmadii ugu horeysay ee marti gelisa ciyaar

degmooyin labada gobal ka tirsani ay isugu yimaadaan muddo 3 sanadood

ah.

Labada deegaan ayaa sanadihii lasoo dhaafay waxaa kala maamulayay

Ururka A-shabaab iyo Ururka Ahlu Suna oo xiriir la leh dowlada

federalka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya.

“Inkastoo degmadeyda laga adkaaday waliba iyadoo gurigeeda joogta

hadana aad ayaan ugu faraxsanahay in ciyaartoyda labada gobal ay isu

gudbayaan oo wada cayaarayaan—waxaan aad ugu mahad celineynaa xiriirka

Soomaaliyeed ee kubada cagta oo naga gacan siinaya horumarinta kubada

cagta ee gobalada”ayuu yiri guddoomiye Cabdirashiid Aadan Rooble.

Xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cabdi Qani

Saciid Carab ayaa ku amaanay masuuliyiinta labada gobal ee Hiiraan iyo

Galgaduud kaalinta ay ka qaadanayaan dib usoo nooleynta tartamadii

dhexdooda ahaa.

“Tani waa sidii xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagu uu in muddo ahba

rajeynayay—sii socoshada cayaaraha kubada cagtu waxaa ay qeyb weyn

ka qadaneynsaa horumarinta kubada cagta ee gobalada dalka oo dhan”

ayuu war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay xoghayaha guud Cabdi

Qani Saciid Carab oo maanta dalka dib ugusoo laabtay kadib markii uu

magaalada Qaahira kagasoo qeyb galay shirkii xiriirka kubada cagta

Africa ee CAF.

Waxaa uu xoghayaha guud sheegay in xiriirka Soomaaliyeed ee kubada

cagtu uu horay u diyaariyay barnaamij lagu horumarinayo kubada cagta

gobalada dalka oo dhan kaas oo ilaa iyo iminka natiijooyin wax ku ool

ah laga gaaray.

Xoghayaha guud waxaa uu carabka ku adkeeyay in tababarradii kala

duwanaa ee bishii hore ka dhacay magaalada Gaalkacyo ay qeyb ka

ahaayeen barnaamijka horumarinta goballada natiijooyinka laga gaarayna

ay ka mid tahay in ragga dhalinyarada ah ee hada dhex dhexaadiyay

cayaartii ka dhacday Guri Ceel ay ka mid ahaayeen kuwii lagusuoo

tababaray Gaalkacyo bishii lasoo dhaafay ee April.

Kooxda TC stars oo u dabaaldegtay guusheedii Ohio
Kooxda TC stars oo u dabaaldegtay guusheedii Ohio

Xaflad  si aad ah looga soo shaqeeyay laguna soo dhaweynayay guushii ay kooxda kubadda cagta ee TC Stars (Twin City Stars) ka soo hooyeen tartankii Spring Break ee lagu qabtay gobolka Ohio iyo sannadguuradii ama kulankoodii 4aad ee Sannadlaha ahaa  ayaa lagu qabtay makhaayadda bilicdasan ee An-Nuur International Restaurant,  magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Kooxda TC Stars oo la aasaasay 1998, ayaa kamid ah kooxaha kubadda cagta ee ka dhisan gobolka Minnesota, USA.

Xafladdaasi iyada  ah oo ay soo agaasimeen maamulka kooxda TC stars  mudanayaasha kala ah Cabdi Shukri, Afloow, tababare Carab iyo Axmed Dhaawac ayaa lagu casuumay dhammaanba bahda isboortiga ee gobolka Minnesota noocyadooda kala duwan kuwaasoo  isugu jiray halgamayaashii hore ee isboortiga iyo kooxaha kala gadisan ee ka jira gobolka Minnesota.

Ugu horrayntii waxaa halkaasi ka hadlay Macallimiintii hore ee kubadda cagta Macallin Ibraahim Suudaani,Macallin Qariindi iyo macallin/garsoore caalami Qolof.waxaana ay si aad ah ugu dheeraadeen isboortigii Soomaaliya iyo guulihii uu ku tallabsaday barisamaadkii, waxaana ay hambalyo u soo jeediyeen kooxda TC Stars oo iyadu soo hoysay guushii farxadda lahayd tartankii cayaaraha ee lagu qabtay gobolka Ohio,Waxaana ay kula dardaarmeen inay halkaasi ka sii wadaan dadaalkooda.

Sidoo kale waxaa isaguna halkaasi ka hadlay Cabdi Yuusuf oo ahaa masuul hore uga soo shaqeeyay isboortiga Soomaaliyeed, waxaana uu si aad ah uga hadlay farqiga u dhaxeeya qofka maamulka ah iyo qofka cayaartooyga ah, isaga oo waliba dadkii madasha joogay si aad uga qosliyay soona qaatay taariikho isboorti oo xusuus badan ku reebtay goob joogayaashii xafladda.

Tababare C/qaadir Shiikha ayaa isaguna si aad ah ugu mahadceliyay dadkii xafladda soo abaabulay,waxaana uu u hambalyeeyay Kooxda TC Stars oo iyadu sannadkan ku guulaysatay koobkii cayaaraha (Ohio 2012 Spring Break)…Waxaa kale oo uu tababare shiikha ka warramay awoodda ay leeyihiin kooxaha kubadda cagta ee ka dhisan gobolka Minnesota oo aan laga heli karin North Amerika gabi ahaanteedaba cayaartooy la mid ah kuwa minnesota jooga, waxaana uu kula dardaarmay inay cududooda mideeyaan si ay u noqdaan kuwa masala   qaranka  Soomaaliyeed.

Abdishukri Xuseen oo ka mid ah Maamulayaasha iyo tababarayaasha kooxda ayaa u mahadceliyay dhammaanba dadkii xafladda soo camiray, si gaar ahaaneed macallimiintii iyo cayaartooydii kala qaybgalay tartankii Ohio ee guubaabada iyo dhiirrigalinta la daba taagnaa ,sidoo kale waxaa uu u mahadceliyay ganacsatadii iyaguna ku deeqay dhaqaalihii ay uga qayb-galeen tartankaasi iyo shaqsiyaadkii gaarka ahaa ee caawiyay intaba.

ugu dambayntii waxaa halkaasi ka hadlay Macallinkii Kooxda TC Stars Macallin Maxamed Axmed”Carab”, waxaana uu si qoto dheer uga waramay diyaargarawgii ay kooxda u gashay tartankaasi oo natiijadiisu ay noqotay inay ku guulaystaan tartankaasi, waxaana uu ammaan u soo jeediyay kooxda TC stars oo uu ku tilmaamay inay yihiin dhallinyaro yaryar oo aad u dadaal badan, jecelna inay horumar ka gaaraan kubadda cagta. Macallin Carab waxaa kale oo uu ka warramay mustaqbalka kooxda iyo halka ay tiigsanayso, Waxaana uu carrabka ku dhiftay inay haatanba bilaabeen inay dhallinyarada u diraan jaamacadaha oo ay ka rajaynayaan in dhallinyaro Soomaaliyeed mustaqbalka dhaw ay ka soo muuqan doonaan halkaasi…Waxaa kale oo uu macallin Carab u mahadceliyay dhammaan dadkii xafladda ka soo qaybgalay.

Gabagabadii xafladda waxaa halkaasi abaalmarin lagu guddoonsiiyay Ciyaaryahan Maxamed Rashiid oo ka tirsanaa halgamayaashii kooxda TC stars udubada u taagay,  muddo dheerna ku soo dhex jiray kooxda, guulo faro badanna u soo hooyay.Maxamed Rashiid ayaa halkaasi sacab faro badan loogu tumay ka dib markii uu maamulka kooxda u sheegay inuu ka nasanayo cayaaraha.

Fiiro Gaar ah: waxaa halkaasi wacdi diini ah ka soo jeediyay walaalkeen Shiikh  Cabdisalaam iyo Cabdi-nuur oo dhallinyarada kula dardaarmay inay ku dadaalaan noloshooda dunida iyo Midda Aakhiro,Diintoodana ay ku dhaganaadaan, aqoontoodana ay kordhiyaan, kuna dadaalaan fursadaha waxbarasho ay haystaan inay ka faa’iidaystaan….waxaa isaguna xafladdaasi lagu casuumay oo goobjoog ka ahaa Suleymaan Saleey “Saleey Johnson” oo ka tirsanaa cayaaryahannadii K/Koleyga heerka 1aad ee naadigii Muqdisho haatanna ku nool Virginia…Waxaa iyaduna halkaasi lagu daawaday filim goosgoos ahaa oo laga soo duubay cayaarihii Ohio iyo guushii ay ka gaareen kooxda TC Stars.

Diyaariye:Shiikha

Tifatire: Abdirahman Mukhtar

Kulamadii ugu dambeeyay tartanka K/Cagta Soomaalida Jidda
Kulamadii ugu dambeeyay tartanka K/Cagta Soomaalida Jidda

Ciyaaro ka tirsanaa Koobka Horyaalka Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya isaga horyimid taariikhdu markey aheyd 04/05/2012 kooxaha Xiddigaha Ruweys iyo S Y L – Boondheere iyo Godey– Muqdisho iyo Dekedaha – Jiin webi iyo Somali fruit .

Aan ku horeyno ciyaarta dhexmartey Kooxda Xiddigaha Ruweys iyo S Y L ciyaartaasi waxaad moodaa inay xiiso gooni laheyd waayo kooxda Xiddigaha Ruweys iyo Kooxda S Y L waxey lasoo shirtageen ciyaaryahanadoodii ugu wanaagsanaa wallow ay aad u cadcadaayeen inamadii ku ciyaarayey Magaca Xiddigaha Ruweys

labada kooxoodba waxey ku soo galeen garoonka firfircooni , waxa lawada hardamo leysna weeararo qeybtii hore ee ciyaarta waxey kusoo gabgabowdey 1 : 0 . oo ciyaarayahan C/fataax gool qurux badan ka dhaliyey kooxda S Y L .

Qeybta labaad ee ciyaarta ayaa Kooxda xiddigaha Ruweys wax ka bedeshey habkii ama (system ) qeybtii hore ee ciyaarta waxey jihadii laga filaayey u bedeleen jiho kale waxaana ciyaaryahanka lagu magacaabo C/fataax iyo Mustafa Zola una kala sita lambarka 11. Iyo 9 kooxda ruweys ayaa waxey noqdeen kuwo ay maara u waayeen kooxdii SYL isla markaana shabaqooda goolal ku hubsadeen iyadoo ay halkaasi 3 : 0 guusha ku raacdey kooxdii Xiddigaha Ruweys waxaa halkaasi la himaami Karin welina la moodayey inuu ka ciyaarayo Garoonkii weynaa ee Istaadiyo Muqdisho Ciyaaryahan Wiinkeey oo Naadiga Madbacada Qaranka u ciyaari jirey waagii berisamaadkii isagoo maamulka garoonka gacanta u geliyey ciyaaryahanada naadiga xiddigaha Ruweys .

Ciyaartii labaad ayaa iyana waxaa fooda is darey Kooxda Boondheere iyo Kooxda Godey ciyaartaasi waxaa la dhihi karaa mid labada kooxood ba ay isku awood ahaayeen. bilowga ilaa iyo dhamaadka ciyaarta waxey labada kooxdood ku soo bandhigeen ciyaar heerkeeda farsamo aad u sareyso waxeyna isku mari waayeen 1 : 1.

Ciyaartii sadexaad ayaa iyana waxey dhexmartey kooxaha Jiin Webi iyo Somali fruit runtii waxey iyana ciyaartaasi aheyd mid adag ,labada kooxood ay isku awood ahaayeen iyadoo kooxda Somali fruit ay la soo shir tageen ciyaaryahanadii looga bartey , kooxda kale ee jiin webi iyana ciyaartasi aad moodey inaysan ka soo tegin ciyaaryahanadeeda kuwa ugu fiican waxey halkaasi ugu awood sheegteen kooxda Somali fruit inay 2 : 1 kaga badiyaan .

Ciyaartii afaraad ayaa iyana waxaa halkaasi kuwada kulmey kooxaha Muqdisho iyo Dekedaha ciyaartasi waxey aheyd ciyaar adag oo labada kooxood ay u muuqdeen kuwo awoodoodu isku dhowdahay guntii iyo gebgebadii waxaa isku mari waayeen 1 : 1.

BY Maxamed Aweys

Guddoomiyaha Jaaliyadda Sport-ga Soomaaliyeed ee Jiddah

AF IS DHAAF-DHAAFAY AMAAN MA SHEEGO
AF IS DHAAF-DHAAFAY AMAAN MA SHEEGO

Inta laga hadlin micnaha uu cinwaanka maqaalka xambaarsan yahay  ayaa waxaa la door biday in wax yar laga tilmaamo qiimaha uu sboortiga iyo dadka maamulo ay u leeyihiin guud ahaan aduunka gaar ahaanna soomaaliya,sida la wada ogsoon yahay waxaa maalin waliba soo badanaayo inta xiriir mid toos ama mid dadban la leh sboortiga nooc waliba ayagoo ku dadaalaayo sidii kor ugu soo qaadi lahaayeen hab nololka dhaqameed, caafimaad ee umadda ayagoo u diyaarinaayo cayaaro noocyada kala duwan ee sboorti kaa mid ah si loo hagaajiyo is dhex galka la isugu gudbinaayo hab dhaqan wanaagsan iyo is tix-gelin walaaltinimo. Ka qeyb galka sboorti faaidada uu keeni karo,ka sokow is dhex galka waxaa ka mid ah in uu dhiso jir caafimaad qabo,jir caafimaad qabana waxaa uu helaa maskax caafimaad qabto.

Waa barbaariyaha ubadka soo koraayo waxa uu ka ilaaliya ku dhaqanka waxa foosha xun oo ubadka u keeni karo dhibaato uu mustaqbalkiisa ku lumiyo. Sboortiga calaamooyinkiisa waxaa kaloo ka mid  ah is qadarin, is jeceel, wadajir iyo isu hiilin markii mid dhibaato ku timaado, waxay ku mideysan yihiin bahwenta sboortiga, dhexdooda lagama helo waana ka mamnuuc arrin qabiil oo keeni karto nin jecleysi ama is qaraabeysi, ayaga ayaa walaalo isu ah.

Ayadoo arrinta sidaas u caadahay ayaa qoraalka waxaa loo doortay cinwaanka ah ( AF IS DHAAF DHAFAY AMAAN MA SHEEGO EE ISMA HURTOOY HA IS XUMEYNIN ) waxa kallifay in maqaal la qoro keddib markii la ogaaday in rag sboortiga qiimo badan ku leh ay waqti yadaan dambe isu adeegsanaayo websaadyada af-Somaaliga ku baxo ayagoo isu marinaayo aflagaado aad u fool xun. Waa run rag dhibaato waa kala tirsan karaa haddana marna looma baahno in far ku tag tag ay arrinta u gudubto, waxaa magaalada idin kula nool saaxibbo  labadiinaba aad qadarineysaan, maxaa idiin diiday in wada hadal furtaan intii aydan billaabin waxa aadka looga yaq-yaqsado oo dhegaha umadda u adkeysan waayeen, haddii runta la idiin sheego xumaan ma ogiye waxba idiin ma kordhin doonto xaaladda ad hadda ku sugan tihiin ee inta goori-goor tahay joojiya dhibaatada dhexdiin ah, rag badan ayaa diyaar u ah in la idin dhex galo ciddii xuumaanta waddana gacanta laga qabto.

Fadlan waxaa si naxriis ku dheehan tahay la idiinka codsaneynaa in sharuud la’aan aad ku joojisaan hadalada foosha xun oo midba midka kale ku sheegaayo. Labadiinna waxaad tihiin dhallin yaro uu sboortiga ididiillo u hayo, bannaanka ha is dhigina, wixii haatan ka dambeeyo yaa mar kale la idinka maqlin hadal aflagaado loo micneyn karo.

Guddiga Odayaasha Sboortga ee London

Avv. Xussein Diriye Afrah

Garsoore Muridi Nur Zein

Danjire A. Mohamed Caalim

Dr. Abdurahman Cunaaye

Qore: Avv. Xussein Diriye Afrah

Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan.

Munaasad lagu dhaarrinayay wasiirka cusub ee Isboortiska oo Muqdisho ka dhacday
Munaasad lagu dhaarrinayay wasiirka cusub ee Isboortiska oo Muqdisho ka dhacday

Munaasab lagu dhaarrinayay wasiirka cusub ee Isbortiska Xukuumadda Soomaaliya  isla markaana ay ka qeyb galleen masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa xalay lagu qabtay xafiiska guddoomiyaha Barlamaanka ee magaalada Muqdisho.

Munaasabadda lagu dhaarrinayay wasiirka cusub ee wasaaradda Isboortoska ayaa wax ay ka dhacay xafiiska guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya, waxaa ka soo qeyb gallay guddoomiya Barlamaaka Shariif Xasan Sheekh, Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Dr. Cabdi weli Maxamed Cali, Ra’iisul wasaare ku xiggeen ahna wasiirka Gaashaandhigga Xuseen Carrab Ciise, wasiirka Garsoorka iyo Cadaallada, taliyaha ciidammada Xoogga dalka, xildhibaanno iyo masuuliyiin kale.

Ugu horreyn wasiirka Garsoorka iyo Cadaallada Xukuumadda Soomaaliya Axmed Xasan Gaboobe Ugaas Bille ayaa dhaarriyay wasiirka cusub ee Isbootiska Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Jirdo Xuseen, waxaana dhaarrinta kaddib halkaasi hadallo ka jeeddiyay masuuliyiintii ka soo qeyb gashay.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdi Weli Maxamed Cali ayaa ugu hambalyeeyay wasiirka Isboortiska xilka culus ee uu u qaaday ummadda Soomaaliyeed, isagoo u rajeeyay in uu Xukuumadda gaar ahaan wasaaraddiisa uu ku soo kordhiyo isbaddel wanaagan oo ku salleysan waxqabad.

Sidoo kale guddoomiyaha Barlamaanka mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in Maxamuud Jirdo Xuseen uu yahay in waayo arak ah oo horreyna u soo qabtay xilal heer wasiir ah, haddana uu ka rajeynayo in uu guto waajibaadka qaran ee uu qaaday.

Masuuliyiintii kale ee munaasabadda dhaarrinta ka soo qeyb gashay ayaa iyana dhankooda ugu hambalyeeyay wasiirka cusub ee wasaaradda Isboortiska xilkaasi.

Xigasho:  Radio Muqdisho

Guddoomiye naadi oo muddo dheer shaqeynayay oo geeriyooday.
Guddoomiye naadi oo muddo dheer shaqeynayay oo geeriyooday.

Xaaji Cabdulle Rooble oo ku magac dheeraa (Jusle) ahaana aas aasihii iyo guddoomiyihii naadiga Kesco ee kubada cagta ayaa maanta barqanimadii ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaana uu ahaa 73 jir, sida eheladiisu ay sheegeen.

Geerida waxaa lagu shaaciyay warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta maanta.

Xiriirka kubada cagta Soomaaliyeed Waxaa uu sheegay in guddoomiyaha geeriyooday ku dhawaad 2 sanadood ka hor arrimo caafimaad loogu qaaday dalka Kenya oo uu muddo ku xanuunsanayay kuna geeriyooday maanta barqanimadii.

“Waxaa uu ahaa ninka ugu da’da weyn guddoomiyeyaasha naadiyada hada shaqeeya wax badan oo waaya aragnimo ah ayaana laga kororsada, waxaa uu ka mid ahaa dadkii ka qeyb qaatay dib usoo nooleynta kubada cagta Soomaaliya horaantii 90—meeyadii—Ilaahey meel qabow ha geeyo”sidaasi waxaa war saxaafadeedkiisa ku sheegay xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cabdi Qani Saciid Carab.

Waxaa uu war saxaafadeedku xusay in dhimashadiisu ay muujineyso in xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu uu waayay shaqsi kale oo weyn, waxaana dhimashada xaaji Cabdulle ay kusoo beegmeysaa todobaadyo kadib markii guddoomiyihii xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Saciid Mamuud Nuur lagu dilay qarax ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay, taas oo murugo weyn oo aan hory loo arag u ahayd bahweynta kubada cagta Soomaaliyeed.

“Xaaji Cabdulle waxaa uu ahaa aabaha guddoomiye yaasha naadiyada hada shaqeeya—run ahaantii waxaan na dhaafay nin weyn oo kaalin muuqata kasoo qaatay horumarinta kubada cagta Soomaaliya” sidaasi waxaa yiri gudoomiyaha naadiga Dahabshiil Cabdul Qaadir Cali Barre oo loo yaqaano (Fadhi).

Buuga tacsida ayaa laga furay xarunta xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta halkaas oo boqolaal ruux ilaa iyo markii warka geeridu soo if baxay ay saxiixeen si tacsidooda ay u gudbiyaan.

Qore: Shafi’i Mohyaddin Abokar

Long-serving Somali soccer club chairman dies
Long-serving Somali soccer club chairman dies

Hajji Abdulle Roble Jusle the founder and chairman of Kesco Football Club has died in Nairobi on Wednesday morning at the age of 73, Somali Football Federation announced in a statement.

Somali Football Federation said in its press statement that the late club chairman had suffered from a long illness and was taken to Nairobi for treatment just nearly two years ago.

“He was the oldest chairman and was one of the great volunteers who helped the revival of Somali football in early 1990s, the history of Somali football will always mention him—may Allah rest him in peace” Somali Football Federation Secretary General Abdi Qani Said Arab said in a statement on Wednesday.

He said that with his death Somali Football missed another great individuality.

The death of the Club chairman coincides with weeks after when a suicide explosion in Mogadishu killed former SFF president Said Mahmoud Nur whose death was a big sadness for the entire Somali Football Family members.

“Hajji Abdulle was the father of all football club chairmen in Somalia—we really missed a man who spent a lot in the promotion of football in Somalia” added Abdulkader Ali Barre who chairs Dahabshiil Football club.

The book of condolence has been opened at the Somali Football Federation headquarters in Mogadishu where hundreds have signed to offer their condolences since the sad news has come to light earlier in the day.

By Shafi’i Mohyaddin Abokar