Home » WARAR
Female coach wins Djibouti League
Female coach wins Djibouti League
With women’s football in Djibouti developing a female coach has won the country’s division one championship after her AS Port club humiliated its Apejas rivals by 14-1 over the weekend.a
Although the last two matches of the championship are to be played on Monday next week, the club’s female coach Fadumo Musse Dirie told a post match press conference on Friday...
Djibouti FA gives generous donation to breakaway Somaliland
Djibouti FA gives generous donation to breakaway Somaliland
As part of its assistance to Somalia the Djibouti Football Federation has donated different kinds of football equipment to the football committee in the breakaway Somali region of Somaliland at the sidelines of the Somali refereeing course conclusion ceremony on Sunday.
Djibouti FA president Mr. Hussein Fadoul Dabar has presented the equipment...
Somali Soccer umpires end FIFA MA course in Djibouti
Somali Soccer umpires end FIFA MA course in Djibouti
After five days of a successive marathon work, the FIFA level MA refereeing course for Somalia has come to conclusion in Djibouti On Sunday 22ndof April. A highly arranged ceremony intended to mark on the conclusion of the high level course was held at the Djibouti Football technical centre where the theory and practical sessions have been taking...
Farhiya Abdi first Somali to be drafted into the WNBA
Farhiya Abdi first Somali to be drafted into the WNBA
The LA Sparks made history Tuesday afternoon by drafting Farhiya Abdi from Sweden. The 6’2 forward was selected with the first pick of the second round (13th overall) and is the first Somali to be drafted in the WNBA.
The 20 year old currently plays professional basketball for Czech Republic’s Frisco Brno where she is a rising star....
Dhuusamarreeb: Garoon loogu magacdaray Wiish iyo Mugaambe
Dhuusamarreeb: Garoon loogu magacdaray Wiish iyo Mugaambe
Tartan Ciyaarreed Kubadda Cagta ah oo lagu maamuusayay nabadda ka hirgashay degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay garoon loogu magac darray halyeeyadoo Isboorti ee Wiish iyo Mugaanbe ee magaalada Dhuusamareeb.
Tartankani oo loo qabtay afarta xaafaddood ee ay ka kooban tahay magaalada Dhuusamareeb...
Tartanka Koobka Jaaliyadda Soomaaliye?ed Magaalada Jidda Saudi Arabia
Wararkii ugu dambeeyay ee Tartanka Koobka Jaaliyadda Soomaaliye?ed Magaalada Jidda Saudi Arabia
Ciyaaro ka tirsanaa Koobka Horyaalka Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya isaga horyimid taariikhdu markey aheyd 13/04/2012 kooxaha Xiddigaha Ruweys iyo Waberi Star – Sharbatle – Ajax iyo Godey – Blue Stars iyo Dharkanley – Jiin webi iyo Midnimo .
Aan ku...
IOC vows major support for Somalia amid sadness over shocking deaths
IOC vows major support for Somalia amid sadness over shocking deaths
The International Olympic committee (IOC), the world’s highest sports governing body has vowed to continue assisting and supporting the Somali National Olympic committee and its member federations despite April 4 suicide blast in Mogadishu which engulfed the lives of two leading Somali sporting figures and former international...
Soomaaliya oo kaalinta 2-aad ka gashay koobkii K/gacanta ee Jabuuti
Soomaaliya oo kaalinta 2-aad ka gashay koobkii K/gacanta ee Jabuuti
Xulalka kubbadda gacanta ee wiilasha iyo gabdhaha Soomaaliya ayaa kaalinta labaad ka galay labo tartan oo kubbadda gacanta ah oo lagu qabtay dalka Jabuuti.
Gabdhaha Kubadda Gacabta ee Soomaaliya
Tartanka oo ay ka qeyb galayeen dalalka Soomaaliya, Jabuuti iyo Suudaan ayaa ka dhacday garoonka jaamacadaha ee dalka Jabuuti.
Xulka kubbadda...
Tacsi iyo duco loo sameeyay halgamayaashii Isboortiga ee geeriyooday
Tacsi iyo duco loo sameeyay halgamayaashii Isboortiga ee geeriyooday.
Ugu horrayntii waxaa halkaasi ka hadlay qabanqaabiyayaashii barnaamijka oo iyagu ka socday ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota oo marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan (SYDOM) iyo naadiga horumarinta kubadda cagta oo ururku leeyahay oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan SAYEC, kuwaasi oo aan ka xusi...
Tacsi iyo Duco Helsinki loogu sameeyay Halyeeyadii Isboortiga ee dhawaan geeriyooday
Tacsi iyo Duco Helsinki loogu sameeyay Halyeeyadii Isboortiga ee dhawaan geeriyooday
Munaasabad duco ah oo si weyn looga soo qayb galey ayaa loogu qabtey xarunta somalivaen midnimo ee magaalada Helsinki, Kulankaan oo ahaa mas,uuliyiintii isboortiga ee lagu xasuuqey qaraxii Golaha Murtida , munaasabadaas oo loogu duceynayay islamarkaana looga hadlayay kaalintii ay uga jireen isboortiga Soomaaliyeed...


