Home » WARAR

Wasaaradda Isboortiga iyo isboortiga dalka

- Feb 21, 2012
Wasaaradda Dhalinyarada, Isboortiga, Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa maanta faahfaahin ka bixisay siyaasaddeeda ku aaddan horumarinta isbortiga dalka. Wasiirka wasaaraddaasi oo maanta xafiiskiisa shir jara’id ku qabtay ayaa sheegay in wasaaraddu ay qortay siyaasadda ay ku horumarineyso Sportiga dalka isla markaana ay dib u howlggelin doonto naadiyadii ciyaaraha ee dalka ayna dhawaan qaban doonaan tartankii... 

Horyaalka kubbadda laliska oo Muqdisho ka socda

- Feb 21, 2012
Waxaa magaalada Muqdisho si habsami leh uga socda horyaalka 25-aad ee kubbadda laliska Soomaaliya oo ay ka qeybgalayaan 7 koox oo heerka koowaad ah. Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliya ee kubbadda laliska, Prof Maxamed Cali Caddow oo idaacada Bar-kulan la hadlay ayaa sheegay in tartanka uu meel wanaagsan marayo, isla markaana ay abaalmarinno muhiim ah ku bixin doonaan marka la soo gabagabeeyo dhammaadka... 

Jeddah-Somali community football tourney kicks of Thursday.

- Feb 20, 2012
  Jeddah-Somali community football tourney kicks of Thursday. Authorities of the Somali community in the Saudi city of Jeddah have announced the fixtures of the Somali community football tournament which is annually held by the Somali community under the leadership of chairman Mohamed Aweys and his committee members including former footballers and other experts. As shown in the fixtures the... 

Helsinki Futsal Tournament 2012

- Feb 20, 2012
  Helsinki Futsal Tournament 2012 Socus ry Helsinki: Helsinki Futsal Tournament HFT 2012  oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa shalay oo ay taariiqdu aheyd 18.02.2012 ayaa lagu qabtay Magaaladda Helsinki ee dalka Finland Tartankan oo ahaa tartan socday  hal maalin.   Tartankan helsinki futsal tournament oo ay ka soo qayb galeen 8 kooxood oo ka kala socday magaalooyinka dalka finland... 

ESPN oo shaqa ka ceyrisay wariye aflaagadeeyay Jeremy Lin

- Feb 20, 2012
  ESPN oo shaqa ka ceyrisay wariyo aflaagadeeyay Jeremy Lin Photo: JLS.com (BRISOL) – Telefishanka caanka ah ee ESPN ayaa shaqada ka ceyriyay mid ka mid ah shaqaalaheeda ka mid markuu isticmaalay hadalo aflaago ah oo ka dhan ah ciyaaryahan u ciyaara kubbada koleyga kooxda Knicks Jeremy Lin. Wararkan ayaa lagu dabaacay qeybta wararka ee Mobile website kadib markuu Jeremy Lim uu lumiyay fursada... 

Somali basketball men’s tourney ends

- Feb 18, 2012
Somali basketball men’s tourney ends   The 26th edition of Somali basketball men’s championship has successfully ended here in Somali capital with Mogadishu port team winning the trophy after humiliating its Somali police club rivals by 80-72 in the final match on Friday afternoon in the presence of Somali deputy Prime minister and minister for defense Hussein Arab Esse, the Somali NOC president... 

Dekedda oo ku guuleysatay horyaalka kubbadda koleyga Soomaaliya

- Feb 17, 2012
Kooxda wiilasha kubbadda koleyga ee Dekedda Muqdisho ayaa galabta ku guuleysatay horyaalka 26-aad ee kubbadda koleyga Soomaaliya, kaddib markii ay 79 dhibcood iyo 72 dhibcood uga badisay kooxda wiilasha kubbadda koleyga ee Heegan. Garoonka Ex-Luujino ee degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir oo ay cayaartu ka dhaceysay ayaa waxaa u daawasho tegay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG ah ee Soomaaliya... 

AC MILAN OO U XOOGSHEEGATAY ARSENAL

- Feb 15, 2012
Kooxda AC Milan ayaa maanta waxa ay u xoogsheegatay, ceebna raacisay kooxda Arsenal. Labadda kooxood ee AC Milan iyo Arsenal ayaa waxay ku kulmeen ciyaar kamid ah ciyaaraha is reeb reebka ee horyaalka Champions League. Kooxda AC Milan ayaa waxay 4 – 0 uga badisay Arsenal kulan ay maanta ku kulmeen garoonka kooxda AC Milan ee San Siro. Haddaba kooxda AC Milan oo boqolkiiba sagaashan (90%) ciyaarta... 

Zambia oo qaaday koobka qaramada Afrika

- Feb 13, 2012
Xulka kubbadda cagta ee waddanka Zambia ayaa iyagu markii ugu horreysay ku guuleystay koobka 28-aad ee qaramada Afrika oo shalay lagu soo gabagabeeyay waddanka Gabon. Ciyaarta kama dambeysta oo ay iskugu soo hareen waddamada Ivory Coast iyo Zambia,  ayaa waxaa 8-7 gool oo  rigooreyaal ah ku badiyay xulka Zambia, kaddib markii waqtigii ciyaarta loogu talagalay ay labada koox  isla dhaafi waayeen... 

Ivory Coast through to the final to play Zambia

- Feb 8, 2012
Ivory Coast marched into the final of the 28th edition of the Orange Africa Cup of Nations after edging Mali 1-0 at Stade de l ’Amities in Libreville.   On a day when the Elephants started the match as the remaining favourites after Ghana fell to Zambia any fears of a repeat giant-killing act were quickly dispelled by a dominant Ivorian side from first whistle. The Elephants saw efforts from Didier... 

MAQAALLO »

Xafladii Soodhoweynta Gabdhaha Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga

Waving Flag Somali

ASFA – Australian Somali Football (Koobkii 2-aad) 2011

Heesta ciyaaraha iyo Fuad

© 2012 Ciyaartoy.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com