Home » TAARIIKH
Wasaaradda Isboortiga iyo isboortiga dalka
Wasaaradda Dhalinyarada, Isboortiga, Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa maanta faahfaahin ka bixisay siyaasaddeeda ku aaddan horumarinta isbortiga dalka.
Wasiirka wasaaraddaasi oo maanta xafiiskiisa shir jara’id ku qabtay ayaa sheegay in wasaaraddu ay qortay siyaasadda ay ku horumarineyso Sportiga dalka isla markaana ay dib u howlggelin doonto naadiyadii ciyaaraha ee dalka ayna dhawaan qaban doonaan tartankii...
Putting Somalia Back Together, One Football Game At A Time
How football could help put Somalia back on the road to recovery
Helping to try and put Somalia right again
A country which has suffered many years of turmoil, unrest, separation, devastation and divide within its people and has been littered with violence, deaths, wars and now a horrific drought, which has affected the nation. The country is now trying to revive and to bring back, the...
Somali women defy danger to write basketball history
It’s just a few minutes after the final whistle has blown and the shiny basketball court of the Al Gharafa Sports Hall in Doha is filled with shouts and cheers.
The sky blue-clad national women’s basketball team from war-ravaged Somalia has just beaten Qatar, the host nation, at the 2011 Arab Games, in a hotly-contested match that ended 67-57 to the East African country.
“Words can’t...
2014 FIFA World Cup: Disappointing Ethiopian team to face Somalia …?
2014 FIFA World Cup: Disappointing Ethiopian team to face Somalia …?
?
»
Abdi Bille: Halyeeyga Soomaaliyeed
Taariikhda halyeeyga Cabdi Bile Cabdi
Abdi Bile Cabdi waxaa uu dhashay 28-kii December 1962-kii waxa uu ku dhashay magaalada laaso caanood oo ka tirsan gobalka sool.
Cabdi bile Cabdi waxaa uu noqday qofkii ugu horeeyay ee Somalia ah oo ku guuleestay tartanka Oradka caalamiga ah 1500 meter, tartankaasi oo lagu qabtay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga sanadkii 1987-dii....


