Home » MAQAALLO

QORSHO XUMO IYO FARAGELIN XAD DHAAF AYAA DILAY XULKEENA

- Dec 28, 2011
Sidaan la wada socono xulka qarnka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa dhawaan ka qeybgalay tartanka koobka Bariga iyo Bartamaha Africa ee lagu qabtay dalka Tanzania . Nasiib darro tartamada noocan ah ee uu xulka ka qeybgalo ayaa markasta uu ku haraa wareega kowaad. Inta laga warqabo taariikhda ciyaaraha kubadda cagta Soomaaliyeedna weligii uma soo gudbin ciyaarta Semi-Finalka. Haddaba si aan u ogaano... 

TUSKER MIYAA BADASHAY TUSMADII QARANKA?

- Dec 21, 2011
Waxaa maalintii Isniinta taariikhduna ahayd 29-ka bisha Nofember ee 2010 lagu soo daabacay ama laga sheegay guud ahaan warbaahinta Soomaaliyeed in ciyaartoyda Xulka Qaranka Kubadda cagta ee dalka Soomaaliya ay ka badbaadeen shil baabuur. Shilka baabuur oo ka dhacay magaalada Darsalaam ee dalka Tanzania. Nasiib wanaag waxa uu dhaawac fudud uu gaaray afar ciyaartoy oo kali ah, halka saddex ciyaartoy... 

Death Threats Fail to Stop Women’s Basketball

- Oct 27, 2011
When Al-Shabaab militants called the Somali national women’s basketball team captain, Suweys Ali Jama, and told her she had two options: to be killed or to stop playing basketball, she decided that neither was really an option at all. “Now, I am a player, but even if I retire I hope to be a coach – I will stop basketball only when I perish,” Jama said. The Al-Qaeda-linked military... 

Ocean stars off to Djibouti before Ethiopia clash

- Oct 20, 2011
Somalia’s national football squad ‘The Ocean Stars’ on Monday flew to the neighboring Djibouti for weeks of training before its 2014 FIFA world cup preliminary qualifier clash against Ethiopia on the 12th of November.   A very beautiful farewell ceremony was held for the team at the Somali Football Federation head quarters earlier in the day where SFF officials addressed the team members and... 

Garsoore muddo dheer shaqeynayay oo geeriyooday

- Oct 11, 2011
Xiriirka soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa xaqiijiyay dhimashada deg dega ah ee garsoorihii Futsalka ee heer caalami Maxamed faarax muxuyadiin oo xalay maqribkii geeriyooday kadib markii wadnuhu istaagay. Xiriirka kubada cagta Soomaaliya ayaa war saxaafadeed uu maanta oo Sabti ah soo saaray waxaa uu ku sheegay in Alle ha u naxariistee Maxamed Faarax uu shaqda garsoorka kusoo dhex jiray tan iyo sanadku... 

Wasaaradda Isboortiga oo magacawday Gudoomiyaha Xiriirka Caalamiga

- May 7, 2011
Wasaarada Shaqada Arrimaha Bulshada Dhalinyarada iyo Sportiga, Dowlada KMG ee Soomaaliya Ayaa Magacaawday La taliyaha Wasiirka ee xiriirka caalamiga dhinaca dhalinyarada iyo isboortiga, iyadoona xilkaasi loo magacaabay Xoghayihii hore ee Xiriirka Kubada Koleyga Soomaaliyeed Eng. Baana Cabdalla Cali. Digreetada Magacaabista oo uu ku saxiixnaa Wasiirka Shaqada Arrimaha Bulshada Dhalinyarada iyo Sportiga Dowlada... 

MAQAALLO

- Mar 17, 2011
Tusker Miyaa Badashay Tusmadii Qaranka? Waxaa maalintii Isniinta taariikhduna ahayd 29-ka bisha Nofember ee 2010 lagu soo daabacay ama laga sheegay guud ahaan warbaahinta Soomaaliyeed in ciyaartoyda Xulka Qaranka Kubadda cagta ee dalka Soomaaliya ay ka badbaadeen shil baabuur. Shilka baabuur oo ka dhacay magaalada Darsalaam ee dalka Tanzania. Nasiib wanaag waxa uu dhaawac fudud uu gaaray afar ciyaartoy... 

MAQAALLO »

Xafladii Soodhoweynta Gabdhaha Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga

Waving Flag Somali

ASFA – Australian Somali Football (Koobkii 2-aad) 2011

Heesta ciyaaraha iyo Fuad

© 2011 Ciyaartoy.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com