Home » KOOXAHA
Tartankii Isboorti ee Ohio iyo Atlanta…
Tartankii Isboorti ee Ohio iyo Atlanta oo si qurux badan ku soo dhamaaday.
Waxaa sanad kastaba la qabtaa Tartamo Isboortiga oo dhexmara Goboladda OHIO iyo ATLANTA, taa oo looga gol leeyahay in la abuuro jawi is dhexgal siiba dhalinyaradda hadda soo koreysaa,waxayna ku tartamaan Isboortiga noocyadiisa kala duwan sida Kubadda Cagta iyo Kubadda Koleyga.
Gudiyadda Isbboortiga ee Atlanta iyo Ohio waxa waligood...
Ciyaartii Xulalka goboladda Sool iyo Awdal
Gobolka Sool iyo Gobolka Awdal ayaa galabta ciyaar aad xiiso badani ku dhexmartay garoonka kubadda Cagta ee magaaladda Buco ee gobolka Togdheer, haseyeeshee waxay xulka labdan gobol isla dhaafi kari waaayeen barbar dhac 1-1.
Labadan gobol ayaa wakhtigii hore ee Ciyaarta wax gool ah aan kala dhalin oo Eber iyo Eber isku dhaafi waayey, balse daqiiqado ka dib markii ciyaarta lagu soo noqday 15 daqiiqo...
Manchester celebrates double triumph
The city of Manchester completed a remarkable double on Saturday as its two football clubs won the Premier League and the FA Cup.
Manchester United’s 1-1 draw at Blackburn wrapped up a record-breaking 19th league title, before Manchester City beat Stoke 1-0 at Wembley.
Wayne Rooney’s second-half penalty earned United the point they needed to win a 12th Premier League title.
Yaya Toure’s...


