Home » CIYAARAHA GOBOLKA MN
Kooxda TC stars oo u dabaaldegtay guusheedii Ohio
Kooxda TC stars oo u dabaaldegtay guusheedii Ohio
Xaflad si aad ah looga soo shaqeeyay laguna soo dhaweynayay guushii ay kooxda kubadda cagta ee TC Stars (Twin City Stars) ka soo hooyeen tartankii Spring Break ee lagu qabtay gobolka Ohio iyo sannadguuradii ama kulankoodii 4aad ee Sannadlaha ahaa ayaa lagu qabtay makhaayadda bilicdasan ee An-Nuur International Restaurant, magaalada Minneapolis...
Tacsi iyo duco loo sameeyay halgamayaashii Isboortiga ee geeriyooday
Tacsi iyo duco loo sameeyay halgamayaashii Isboortiga ee geeriyooday.
Ugu horrayntii waxaa halkaasi ka hadlay qabanqaabiyayaashii barnaamijka oo iyagu ka socday ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota oo marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan (SYDOM) iyo naadiga horumarinta kubadda cagta oo ururku leeyahay oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan SAYEC, kuwaasi oo aan ka xusi...
TC STARS OO KU GUULEYSTAY KOOBKII OHIO 2012
TC STARS OO KU GUULEYSTAY KOOBKII OHIO 2012
Koobkii ka socdoay magaallada Columbus Ohio ayaa la soo gabagabeeyay. Koobkan oo bilowday maalintii Jimcaha ayaa waxa uu si daran dooris ah uu uga socdaa magaalada Columbus, gobolka Ohio oo sanad walba xiligan oo kale lagu qabto magaallada Columbus ee gobolka Ohio.
Haddaba waxaa maanta oo ah Axad bisha Abriilna ay tahay 8, ciyaartii kama dambaystii ahayd...
TC Stars iyo Tennessee oo ku kulmaya finalka koobka Columbus OH
TC Stars iyo Tennessee oo ku kulmaya finalka koobka Columbus OH
Kooxda TC Stars
Koobkii ka socdoay magaallada Columbus Ohio ayaa waxa uu marayaa ciyaartii kama dambaysta ama finalka. Koobkan oo bilowday maalintii Jimcaha ayaa waxa uu si daran dooris ah uu uga socdaa magaalada Columbus, gobolka Ohio oo sanad walba xiligan oo kale lagu qabto magaallada Columbus ee gobolka Ohio.
Haddaba waxaa...
Koobkii Kubadda Cagta Ee Columbus OH oo si daran doori ah us socoda
Koobkii Kubadda Cagta Ee Columbus OH oo si daran doori ah us socoda
Waxaa magaalada Columbus, gobolka Ohio ka socda koobka kubada cagta ee xagaaga oo sanad walba xiligan oo kale lagu qabto magaallada Columbus ee gobolka Ohio. Koobkan oo ah kii 11 ama sanadkii 11, ayaa waxaa haddaba iyagu ku loolamaya ama ka qeyb qaadanaya 16 kooxood oo ka kala socda gobolada Mareykanka iyo Canada. Koobkan ayaa waxa...
Jiirooniga Odayaasha oo la soo gabagabeeyay
Maalintii Jimcaha, bishuna ay ahayd 2/03/2012 ayaa waxaa magaallada Minneapolis ee gobolka Minnesota lagu soo gabagabeeyay koobkii labaad ee Jiirooniga Odayaasha.
Koobkan oo socday mudo labo bilood ah ayaa waxaa loo qabtay ciyaartoyda culusaatay ee degan labadda magaallo ee mataanaha ah (Minneapolis/Saint Paul) iyo nawaaxigooda.
Jiirooniga Odayaasha ayaa waxaa soo agaasimay Adam Ugaas iyo Garsoore...
Isboorti oo booqasho sharaf ugu tagay Axmed Cabaas Busuri
Isboorti oo booqasho sharaf ugu tagay Axmed Cabaas Busuri
Qaar ka tirsanaa cayaaryahannadii hore ee qaranka Soomaaliyeed ee kubadda cagta iyo koleyga ee ku nool gobolka Minnesota ayaa booqasho gaaban ugu tagay halyeygii caanka ahaa ee qaranka Soomaaliyeed kubadda Cagta iyo naadigii Muqdisho Axmed Cabaas Busuri oo isagu ku nool magaalada Ann/arbor ee gobolka Detroit Machigan.
Axmed...
Amaan iyo Guusha oo si diiran loogu soo dhoweeyay Toronto
Waxaa magaalada Toronto xaflad soo dhaweyn ah loogu qabtay Cabdiraxman Guleed Amaan iyo Ciise Guusha.
Amaaan iyo Guusha ayaa magaalada Toronto u yimid si ay uga qeybgalaan Duugtii Allaha u naxaristee marxuum Cabdulqadir Khalif Diriye oo dhawaan ku geeriyooday isla magaalada Toronto.
Haddaba bahweynta sportiga ee Toronto oo ka faa`iideysanayaa booqashadan Amaan iyo Guusha, ayaa waxay casho sharaf...
Kooxda Boston oo Qaaday koobka Somali Week MN
Kooxda kubadda cagta ee Boston ayaa ciyaar qurux badan oo final aheeyd 4-0 uga badiyay kooxda Texas Tigers. Ciyaartan oo aheeyd final ayaa lagu soo xiary tartan muddo todobaad ah kooxo ka kala socday jaaliyadaha Soomaaliyeed ee waqooyi America eey ku baratamayeen.
Kooxda Boston ayaa iyadu saddax sano u soo baxay ciyaarta kama danbeeysta aheeyd lakiin sanadkan ayeey si wacdaro leh ugu suura gashay...
Heading a soccer ball ‘could lead to brain damage
Frequent “heading” of soccer balls by avid amateur players may cause brain damage leading to subtle but serious declines in thinking and coordination skills, a new study suggests.
For the study, researchers used an advanced MRI technique to analyze changes in brain white matter of 32 adult amateur soccer players who headed balls 436 times a year on average. Players who were high-frequency...


