Mogadishu oo Guushii Chelsae Looga Dabbaaldegay

 

Mogadishu oo Guushii Chelsae Looga Dabbaaldegay

Taageerayaal Soomaali ah oo sheegay in kooxda Chelsae ee dalka Britain taageeraan ayaa xaflad ku qabtay magaalada Muqdisho.

Xafladda ayaa waxa joogay dad da’ walba leh, waxa, sidoo kale, joogtay qof dumar ah oo sheegtay inay 3 maalmood ka hor ay ka timid dalka Turkiga oo ay 8 sanadood waxbarasho ugu maqneyd.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.

Halkan ka dhegayso waraysigii oo maqal ah:

Xigasho: M. Mascadde, VOA Somali

Leave a Reply

© 2012 Ciyaartoy.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com