Home » Archive for January 23rd, 2012

Tartanka Daimler cup oo lagu qabtay Soomaaliya Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

- Jan 23, 2012
Tartanka Daimler cup oo lagu qabtay Soomaaliya Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa si guul ah kusoo gabagabeeyay tartanka Daimler Cup oo ka dhacay xarunta cusub ee OlympAfrica ay ku ku yeelaneyso dalka Soomaaliya oo ku taala magaalada Garowe ee xarunta maamul gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Waxaa ay ahayd markii ugu horeysay ee taariiqda inta la ogyahay tartanka Daimler Cup uu ka dhoco Soomaaliya... 

Isboorti oo booqasho sharaf ugu tagay Axmed Cabaas Busuri

- Jan 23, 2012
  Isboorti oo booqasho sharaf ugu tagay  Axmed Cabaas Busuri Qaar ka tirsanaa cayaaryahannadii hore ee qaranka Soomaaliyeed ee kubadda cagta iyo koleyga ee ku nool  gobolka Minnesota  ayaa booqasho gaaban ugu tagay halyeygii caanka ahaa ee qaranka Soomaaliyeed  kubadda Cagta iyo naadigii Muqdisho Axmed Cabaas Busuri  oo isagu ku nool  magaalada Ann/arbor ee gobolka Detroit Machigan. Axmed... 

MAQAALLO »

Xafladii Soodhoweynta Gabdhaha Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga

Waving Flag Somali

ASFA – Australian Somali Football (Koobkii 2-aad) 2011

Heesta ciyaaraha iyo Fuad

© 2012 Ciyaartoy.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com