Home » Archive for December, 2011
Madaxweynaha FIFA oo tacsi u diray Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta
Fadlan riix goraalka tacsida si aad u akhrisid warqada tacsida ee uu soo diray Madaxweynaha FIFA Joseph S. Blatter.
Halkan riix: Tacsififa
»
Dharkeenley oo ku guuleysatay koobka degmooyinka gobolka Banaadir
Kooxda ka socotay degmada Dharkeenley ayaa galabta ku guuleysatay koobka degmooyinka ee gobolka Banaadir, kaddib markii ay hal gool iyo waxba uga badisay degmada Yaaqshiid oo ay isaga hor yimaadeen cayaartii kama dambeysta ahayd ee tartanka.
Cayaartan oo ka dhaceysay garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa daawashadeeda ka qeyb galay madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, guddoomiyaha...
Mo Farah named 2011European Athlete of the Year
Britain’s Mo Farah has been named male European Athlete of the Year after a remarkable 2011 season.
Farah, 28, won gold in the 5,000m and silver over 10,000m at the World Championships in Daegu, South Korea.
Farah was just beaten by Ethiopian Ibrahim Jeilan over the longer distance but recovered to claim 5,000m glory.
It was the first time a European athlete had won a major title at the distance...
Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid : wiilasheyda koobka ayay qaadayaan.
Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Muxuyadiin Xasan Jurus oo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu uu u aqoonsaday guddoomiyaha ugu kubad jacaylka badan tartanka degmooyinka ayaa waxaa uu sheegay in uu aad ugu rajo weyn yahay in wiilashiisu ay ku guuleysan doonaan koobka degmooyinka marka cayaarta kama dambeysta ah ay jimcaha la yeeshaan degmada Dharkeynley.
“Maanta aad ayaan u faraxsanahay,...
QORSHO XUMO IYO FARAGELIN XAD DHAAF AYAA DILAY XULKEENA
Sidaan la wada socono xulka qarnka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa dhawaan ka qeybgalay tartanka koobka Bariga iyo Bartamaha Africa ee lagu qabtay dalka Tanzania . Nasiib darro tartamada noocan ah ee uu xulka ka qeybgalo ayaa markasta uu ku haraa wareega kowaad. Inta laga warqabo taariikhda ciyaaraha kubadda cagta Soomaaliyeedna weligii uma soo gudbin ciyaarta Semi-Finalka. Haddaba si aan u ogaano...
Senior Somali NOC official: the death of football fans shocks Somali sporting family.
The senior vice president and the head of international relations of Somali National Olympic committee Mr. Duran Ahmed Farah described the sudden death of five Somali Football fans on Tuesday evening as ‘the most shocking incident’ in recent years.
“The sudden death of the young age football fans vehemently shocked the entire Somali sporting family—this is an agony we are sharing...
Yaaqshiid Oo Dirqi Isaga Reebtay Wadajir
Tartanka degmooyinka gobolka Banaadir oo maraya marxaladihii ugu dambeeyey ayaa waxaa galabta garoonka Coonis Stadium degmada C/casiis ee gobolka Banaadir ciyaar kulul ay ku dhexmartay degmooyinka Wadajir VS Yaaqshiid ayadoo kulankaasina uu ahaa Semi finalka tartanka degmooyinka.
Garoonka oo maalinba maalinta ka dambeysa taageerayaasha,mas’uuliyiinta iyo dadweynaha usoo daawasha taga ay sii kordhayaan...
Dharkeenley oo u soo baxday finalka tartanka degmooyinka
Degmada Dharkeenley ayaa gaartay kulanka kama dambeysta tartanka degmooyinka gobolka Banaadir, kaddib markii 1-0 ay ugu badisay degmada Hodon.
Labada degmo oo galabta ku ciyaaray garoonka Banaadir Stadium kulan ka tirsan afar-dhamaadka tartanka degmooyinka, ayaa waxaa labada koox ay soo bandhigeen ciyaar la jecleystay, inkastoo Hodon ay ku guldarreysatay in ay iska soo guddo gool uu Dharkeenley u...
Somali FA lauds for expatriate coach’s work in Australia
The Somali Football Federation has vehemently lauded for the job being done by the coach of Somali team in Australia Abdul Haq Mohamed Ahmed whose team promoted to the 1st division in the Western Australia soccer championship this year.
In a press statement issued here in Mogadishu on Monday afternoon, Somali Football Federation president said Mahmoud Nur said that the outsider coach...
Putting Somalia Back Together, One Football Game At A Time
How football could help put Somalia back on the road to recovery
Helping to try and put Somalia right again
A country which has suffered many years of turmoil, unrest, separation, devastation and divide within its people and has been littered with violence, deaths, wars and now a horrific drought, which has affected the nation. The country is now trying to revive and to bring back, the...


