Tigers

Jiirooni hal maalin ah

Jiirooni hal maalin ah Minneapolis: Waxaa maalintii Talaada ahayd lagu qabtay garoonka TC indoors Sports Arena ee gobolka Minnesota Jiirooni hal maalin soconayay, iyadoo jiiroonigaan u ku soo beegmay maalinta fasax ah ee bisha Dicember  25keeda. Waxaa tartanka ku loolamayay 6 kooxood oo kala ah TC Stars, Tigers, Halgan, Faynuus, Eden Prairie iyo Kalsooni. Koobkaan hal maalinlaha  ah ayaa ahaa mid ay  dhamaan kooxaha is wada arkayeen. Hadaba kooxdii soo raaysa ayaa u sii gudbasay Sii Akhri »

Husain_Hamza_Abdullah

Praying Not Playing

Praying Not Playing Football players Husain and Hamza Abdullah are taking the year off from the NFL to make a pilgrimage to Mecca and connect with fellow Muslims around the country.   Source: ESPN: OTL Picture: Atlanta Black Star  

Senegal

Fan riot halts Senegal-Ivory Coast football match

Fan riot halts Senegal-Ivory Coast football match A crucial Africa Cup of Nations football match between Senegal and Ivory Coast has been abandoned after fans rioted at  a stadium in Dakar. Home fans started fires in the stands and threw objects on the pitch as Senegal were losing 2-0, a result which would have eliminated the team. Ivorian fans jumped down on the pitch to escape the violence. The fans and the Ivorian players were then Sii Akhri »

somaliflag2

Maanta iyo Xaalada Ciyaaraha iyo Ciyaartoyda Soomaaliyeed

Maanta iyo  Xaalada Ciyaaraha iyo Ciyaartoyda Soomaaliyeed   Fadlan halkan ka daawo Video iyo barnaamij si wanaagsan loo soo agaasimay, loogana soo shaqeeyay oo ka hadlaya muhiimada ciyaaraha, xaallada ciyaaraha iyo ciyaartoyda  Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo guud ahaanba dalka Soomaaliya gudihiisa ay ku sugan yihiin.   Fiidyoowgan ayaa waxaa soo diyaariyay, bahda Keydmedia. Hadii aan nahay bahda Ciyaartoy.com, waxaan hambalyo halkan uga jeedinaynaa dhamaan shaqaalaha Keydmedia iyo ciyaartoyda, taageerayashaa iyo qof kasta Sii Akhri »

Jeylaani Khaliif

Somali community soccer tourney in Jeddah ends

Somali community soccer tourney in Jeddah ends The Somali community football tournament that has been under way in the Saudi city of Jeddah for the past several months has come to an end with Xiddigaha Ruweys winning the trophy on Friday.   The match was very competitive and the 90-minute period that takes to play a football match ended in 0-0 draw, but according to the international laws of the game Xiddigaha Ruweys defeated their Sii Akhri »

Tartankii jaaliyada soomaaliyed ee Jidda oo dhamaaday

Tartankii jaaliyada soomaaliyed ee Jidda oo dhamaaday

- Oct 13, 2012
Tartankii jaaliyada soomaaliyed ee Jidda oo dhamaaday   Kooxda ku cayaareysay magaca Xiddigaha Ruweys ayaa ku guuleysatay koobka Jaaliyada Sooamaliyeed ee magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada...  Sii Akhri »

Kooxda Kubbada Cagta Ee Heegan Oo Qalab La Gudoonsiiyay

Kooxda Kubbada Cagta Ee Heegan Oo Qalab La Gudoonsiiyay

- Oct 13, 2012
Kooxda Kubbada Cagta Ee Heegan Oo Qalab La Gudoonsiiyay Kooxda kubbadda Cagta ee heegaan ayaa maanta la gudoonsiiyay qalab isboortis oo ay ugu deeqday hay’adda AR internation oo ka mid ah...  Sii Akhri »

Kulankii Heegan VS Banaadir oo ismari waa ku dhamaaday

Kulankii Heegan VS Banaadir oo ismari waa ku dhamaaday

- Oct 8, 2012
Kulankii Heegan VS Banaadir oo ismari waa ku dhamaaday   Cayaar aad u adkeyd oo ka mida horyaalka heerka 1-aad ee Soomaaliya xilli cayaareedka 2012 ayaa galabta waxaa isaga hor yimid naadiyada...  Sii Akhri »

Soomaaliya oo ka badisay Sudan

Soomaaliya oo ka badisay Sudan

- Sep 21, 2012
Soomaaliya oo ka badisay Sudan Xulka qaranka kubbadda cagta Soomaaliya ee ay da’doodu ka yar tahay 17-ka sano ayaa galabta hal gool iyo waxba uga badiyay xulka cayaartoyda ku da’da ah ee...  Sii Akhri »

Ciyaaraha Ramadan Gobolka Minnesota 2012 oo Furmay

Ciyaaraha Ramadan Gobolka Minnesota 2012 oo Furmay

- Jul 26, 2012
Ciyaaraha Ramadan Gobolka Minnesota 2012 oo Furmay Minneapolis: Waxaa maalintii Jimcaha bisha Ramadaana ay kow ahayd 7/20/2012 si rasmi ah u furmay koobka Ramadanka 2012 ee gobalka Minnesota....  Sii Akhri »

Orodyahannada Soomaaliya U Metelaya Tartanka Olombikada London Oo La Sheegay

Orodyahannada Soomaaliya U Metelaya Tartanka Olombikada London Oo La Sheegay

- Jul 8, 2012
Orodyahannada Soomaaliya U Metelaya Tartanka Olombikada London Oo La Sheegay Gudiga Olombikada Dalkeenna Soomaaliya ayaa shaaciyey magacyada Orodyahannada Dalkeenna Soomaaliya u metelaya tartanka...  Sii Akhri »

Taariikhda Koobka Horyaalka Soomaaliya

Taariikhda Koobka Horyaalka Soomaaliya

- Jul 6, 2012
Taariikhda Koobka Horyaalka Soomaaliya Sawirka qoraalka ah ee aad halkan ku aragto wuxuu ku saabsanyahay Koobka  Horyaalka Soomaaliya xiligii uu soo bilowday, inta jeer ee la qabtay, inta jeer...  Sii Akhri »

Kooxda Midnimo oo ku guulaysatay koobkii Somaliweek Minnesota 2012

Kooxda Midnimo oo ku guulaysatay koobkii Somaliweek Minnesota 2012

- Jul 5, 2012
Kooxda Midnimo oo ku guulaysatay koobkii Somaliweek Minnesota 2012 Kooxda kubadda cagta ee Midnimo  ayaa si xarago leh ugu guulaysatay koobkii loogu magac daray toddobaadka Soomaalida iyo Ameerica...  Sii Akhri »

Via Roma oo ku guulaysatay koobkii K/Koleyga Minnesota 2012

Via Roma oo ku guulaysatay koobkii K/Koleyga Minnesota 2012

- Jul 5, 2012
Via Roma oo ku guulaysatay koobkii K/Koleyga Minnesota 2012   Kooxda Kubadda koleyga ee Via Roma ayaa iyadu sannadkii labaad ku guulaysatay tartankii cayaaraha toddobaadka Soomaalida ee sida...  Sii Akhri »

Horyaalka Jidda oo si darandoori ah u socda

Horyaalka Jidda oo si darandoori ah u socda

- Jun 9, 2012
Kooxda Ruweys – Iftin Stars – Goleey iyo Janaale oo wada Badiyey Horyaalka Jidda Waxaa si xiiso leh  ugu socda Magaalada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya Tartankii Xiisaha Badnaa...  Sii Akhri »

TAARIIKH

Taariikhda Koobka Horyaalka Soomaaliya

Taariikhda Koobka Horyaalka Soomaaliya

- Jul 6, 2012
Taariikhda Koobka Horyaalka Soomaaliya Sawirka qoraalka ah ee aad halkan ku aragto wuxuu ku saabsanyahay Koobka  Horyaalka Soomaaliya xiligii uu soo bilowday, inta jeer ee la qabtay, inta jeer...  Sii Akhri »

Female coach wins Djibouti League

Female coach wins Djibouti League

- Apr 24, 2012
Female coach wins Djibouti League With women’s football in Djibouti developing a female coach has won the country’s division one championship after her AS Port club humiliated its Apejas...  Sii Akhri »

WARAYSI

Mo Farah smashes British and European 10,000 metres records at Prefontaine Classic

Mo Farah smashes British and European 10,000 metres records at Prefontaine Classic

- Jun 4, 2011
He had decamped to the United States in March to try to “step up to the next level” with new coach Alberto Salazar, but Mo Farah could not have dreamed the improvement would come so quickly. On...  Sii Akhri »

© 2012 Ciyaartoy.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com